Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Dadkii ku dhaawacmay Mudaharaadka Boorama+Sawirro

$
0
0
Ugu Yaraan 6-Ruux oo dhaawac ah ayaa lagu dabiibayaa qaybta Emergency-ga Cusbitalka Guud Ee Boorama, kadib mudaharaad saaka ka dhacay Halkaas.
Hoos ka eeg dhaawaca
Dhaawac tiro badan ayaa jira , wadooyinka waxaa hada laga qaaday wiil dhalinyaro ah oo xabadu kaga dhacday dhuunta ilaa afka , ciidanka ayaa rasaas u adeegsaday Dadkii mudaharaadka waday .
Wiilkan waxaa ku dhacday rasaasta ciidanka somaliland ku ridayaan shacabka mudaharaadaya ee magaalada boorama .
May be an image of 1 person and hospital
waxay iga dhigeen curyaan ,aabahay ma noola ” waa ereyada aay ku barooranayso gabadhan oo gaadhi ay leeyihiin ciidamada somaliland ku jiidhay boorama , mudaharaad xoogan ayaa wali ka socda magaalada boorama .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>