“Muuse biixi oow 30-kaa sanno ee aan gudoomiyaha ahaaba adaan dalka kaa hortaagnaa, Cadaw aan adiga ahayna Somaliland ma leh.”
“ Waa in baarlamanku impeachment ( Maamuus ka xayuubin ) uu ku sameeyaa Muuse Biixi …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe













