Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28248

Maxaa ka socda DalkaTurkiga

$
0
0
Dadweynaha Turkiga ayaa maanta u dareerey doorashada ugu muhiimsan taariikhdooda, iyaga oo dooranaya madaxweynaha iyo ku-xigeennadiisa, in ka badan 60 milyan oo ruux ayaa codaynaya.
Madaxweynaha muddada dheer xilka haya Erdogan iyo Kamaal Ooglo oo ugu xooggan mucaaridka ayuu dhexmarayaa loollanka ugu adag.
May be an image of 2 people and text
Madaxweye Erdoğan ayaa codkiisa dhiibtay, Doorasho adag oo taariikhi ayaa ka socota Turkiga.
May be an image of 5 people, dais and newsroom

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28248

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>