Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Khalkhal Garoowe ka taagan

$
0
0
Cutub kamid ah ciidamadii ku sugnaa deegaanka Maraaga ee Laascaanood ayaa ilo wareedyo kala duwani xaqiijiyeen inay ka soo baxeen furintii ay ku horfadhiyeen ciidanka Somaliland, iyada oo la sheegey inay doonayaan inay ka hortagaan sanaadiiqda doorashada Codeynta Puntland 25-ka bishan May.
Tani ayaa ku soo beegantay xilli Siyaasiyiinta Mucaaradkaa Puntland  ku baaqeen ‘In la joojiyo guud ahaan doorashada’ haddi kalena lays dili doono sida ay hadalka u dhigeen.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>