$ 0 0 Dowladda Soomaaliya ayaa dalka ka caydhisay laba diblumaasi oo u dhashay Poland iyo Jarmalka. Jacek Josef Ochman iyo Ralf Bernhard Gehlig waxa lagu eedeeyey “ku xad-gudbid xeerarka diblomaasiyadeed.” – Sida ay sheegtey Wasaaradda Arrimaha-dibedda.