Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Wasiir ka tirsan Dawlada Soomaaliya oo si weyn loogu soo dhaweeyay Buhoodle & Widhwidh

$
0
0
Buuhoodle: wefti uu hogaaminayo wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknolqjiyada DFS oo safar shaqo ku marayay degaanada maamulka SSC- Khaatumo ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Buuhoodle.
Qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa wasiirka kaga horyimid duleedka magalada Buuhoodle.
Widhwidh:
wasiirka boosaha iyo isgaadhsiinta DFS oo booqasho ku maraya gobolada SSC ayaa booqday cisbitaalka guud ee magaalada Widhwidh, oo ay yaaliin dhaawacyada ciidanka Khaatumo-SSC.
Laascaanood: wasiirka Boostada iyo isgaadhsiinta DFS ayaa kulan la qaatay isimada dhaqanka SSC.
+4

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>