$ 0 0 Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ayaa beeniyay in agabkii ay dowlada soomaaliya qabatay ee ku sheegtay in ay Al-shabaab u socdeen ay tahay midaan waxba ka jirin balse agabkaasi u socday Malayshiyada Laascaanood.