Saxafiyad Bushaaro Baanday, waxa maanta Xabsiga ku booqday wafdi ka socday Safaaradda Uk ee Ethiopia kuwaas oo doonayay in ay ogaadaan xaaladdeeda.
Sidoo kale waxa la filayaa in berri uu u yimaado Safiirka UK ee Soomaaliya si uu uga war helo xaaladda ay ku sugan tahay maadaamada oo ay tahay mu’waadinad Ingiriis ah.

All reactions:
Muniir Garnayl, Mohamed Guuleed and 2.1K others









