Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28223

Madaxweyne Deni oo Khidad cusub Soo bandhigay

$
0
0
Madaxweyne Deni, ayaa diray farriintiisii ugu dambaysay ee uu shacabka kaga codsanayo in ay codka siiyaan ururkiisa Kaah.
Numberada shacabka ayuu garaacayaa si uu codka u waydiisto.
Puntland ayaa maalinta berri ah gelaysa doorasho taariikhi u ah oo qof iyo cod ah.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Doorashada Garoowe ay dib u dhicikarto maadaama oo mucaaradku diidan yahay balse weli lama xaqiijin.
Doorashadu waa mid Gole deegaan sidoo kalena Ururrada siyaasadda ayaa ku tartamaya si ay xisbiyo u noqdaan.
Haddii aad Puntland joogto telephone-ka Deni ma ku soo garaacay ?
May be an image of 1 person, dais and text

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28223

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>