Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28181

Koox ka mida Garaadada SSC-KHAATUMO oo hadda ka duulay Garoowe

$
0
0

Waxaa hadda garoonka diyaaradaha Garowe ku duulay qaar kamid ah isimada dhaqan SSC oo u socda magaalada muqdisho. Isimadan ayaa kala ah:

1-Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil
2-Garaad Abdirisaaq Garaad Soofe
3-Garaad Abdisalaan Xasan
4-Ugaas Maxamuud Ugaas Abdilahi
Iyo Suldaan Mustafe Awseed oo magaalada Xamar ku sugaya.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28181

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>