$ 0 0 Markab sida ku dhawaad 40 kun oo neef Adhi ah oo u raran ganacsato Soomaaliyeed ayaa ka ambabaxay Dekeda Boosaaso,Markabkan ayaa ku sii jeeda Dalka Sacuudi Carabiya si Xooluhu sido loogu iibgeeyo Dalkaa xilli lagu guda jiro Mowsimka Xajka.