Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28181

Madaxweynaha Dalka Uganda oo saxeexay Xeer ay sida fiinta uga qayliyeen Reer Galbeedku

$
0
0
Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa qalinka ku duugay xeer dhigaya in la dilo dadka isku jinsiga ah ee wax isu raadsada.
Xeerkan oo hore Baarlamaanku u ansixiyeen ayaa dhaliyey buuq badan oo ka yimi dhinaca reer Galbeedka iyo Qaramada Midoobay kuwaas oo ku hanjabay in ay Uganda tallaabo ka qaadi doonaan haddii sharciga la dhaqan geliyo.
Waddamada reer Galbeedka ayaa ku doodadaya in sharcigani uu yahay mid ka hor imanaya xaquuqda Aadanaha.
May be an image of 1 person and dais

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28181

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>