Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28174

Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore oo laga horjoogsaday inuu ka dhoofo….

$
0
0

Puntland ayaa goordhaweyd ka hor istaagtey in uu ka duulo Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garoowe, Ergeyga Ganacsiga Madaxweynaha Soomaaliya, Khadar Faroole oo ku sii jeedey Muqdisho.

Khadar ayaa kamid ahaa afar siyaasi oo hore ay dowladdu ugu jartay waaran-sooo-qabasho, in kastoo ay kol danbe ka noqotey – ka dib markii Guddi Gobolka Nugaal ah ay go’aamo ka soo saareen xaaladda siyaasadeed ee gobolkan.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28174

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>