Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28174

Musharax C/raxmaan Cirro oo ka qeyb galay Shirka Beelaha Shaqaaqadu ka dhexmartay Hawdka Burco

$
0
0
Musharraxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo Guddoomiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa saaka ka qayb galay shirka nabadaynta Beelaha walaalaha ee shaqaaqadu ku dhexmartay deegaanka Cali Saahid oo ka furmay magaalada Burco.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28174

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>