Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28241

Janan shaaciyey inuu ka goostay Ciidanka Somaliland

$
0
0
Sareeyo guuto Saleebaan bare geesood oo wata gaadid iyo ciidan ayaa kasoo goostay Somaliland.
Sarkaalkan kasoo jeeda SSC ayaa ahaa ku xigeenka Nuux taani, balse atintan ayaa kusoo beegsamaysa iydoo bilihii udanbeeyey ay Somaliland kasoo goosanayeen saraakiil ciidan iyo gaadid kuwaasi oo kamid noqonaya ciidanka SSC.
Sarkaalkan ayaa sidoo kale ahaa kan ugu darajada sareeya saraakiisha kasoo jeeda SSC ee Somalialnd ka tirsanaa.
May be an image of 2 people, newsroom and dais

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28241

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>