Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28240

Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Amb. İbrahim Mete Yağlı oo xafiiskiisa ku qaabbilay Isimmada SSC-Khaatumo.

$
0
0
MUQDISHO
Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Amb. İbrahim Mete Yağlı ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Isimmada SSC-Khaatumo.
Turkiga ayaa qeyb ka ah dalalka daneynaya in xal laga gaadho dagaalka muddada dheer ka socda gobolka Sool, waxaana maalmo ka hor ka degay Hargeysa wakiilka Turkiga ee wada-hadallada Somalia & Somaliland ayaagoo xoggo warbaahinta loo dusiyey xaqiijiyeen inuu la wadaagay Madaxweyne Muuse Biixi dareenkiisa ku aaddan Qadiyada Laaacaanood.
May be an image of 7 people and text

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28240

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>