$ 0 0 Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif Axmed u qabatay muddo 7 cisho ah in uu kaga soo jawaabo dacwadda laga soo gudbiyay.