Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28239

Dagaal laba beelood ku dhex maray Konfurta Magaalada Hargeysa .

$
0
0

Dagaal laba beelood ku dhex maray Konfurta Magaalada Hargeysa .

 

Deeganka Cunoqabad oo 7Km Hargeysa koonfur kaga beegan ayaa galabta waxaa ku dagaalmay laba beelood , waxaana shaqaaqadaas ka dhashay dhimasho iyo dhaawac .

 

Labada beelood ee deegankaas galabta shaqaaqadu ku dhex martay ayaa ka soo kala jeeda Beesha Sacad Muuse &  Beesha Arab

 

Hal qof ayaa ku dhintay , laba kale-na waa dhaawac

 

Khilaafka Labadan beelood ayaa murankoodu ku saleysan yahay khilaafka dhulka ah .

 

Ciidamada amniga Somaliland ayaa gaadhey goobta shaqaaqadu ka dhacdey .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28239

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>