$ 0 0 Maayirka Degmada Widh-widh ee gobolka Buuhoodle Khadiijia Axmed ayaa iska casishay xilka Maayirno ee degmadaasi sida ay u sheegtay Bulsho Tv. Maayir Khadiija ayaa sheegtay inay dadkeeda la dareen tahay, kuna dayanayso Cabdirisaaq Khaliif.