Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Somaliland & Masuuliyiin kale oo Hargeisa ku soo dhaweeyay Xildhibaan ku soo biiray Golaha.

$
0
0

Xildhibaano ka tirsan golaha Wakiiladda Somaliland iyo Masuuliyiin ka tirsan Xisbiyadda Mucaaradka ah ayaa Hargeisa kusoo dhaweeyay Xildhibaan Yuusuf oo kusoo biiray Golaha wakiilaadda Somaliland.

Xildhibaan Yusuf Faarax Warsame ayaa maalmaha soo socda loo dhaarin doonaa xilka xildhibaanimo ee golaha wakilada ee uu dhawaan baneeyay Cabdirisaaq Khaliif Axmed gudoomiyihii hore ee golaha wakilada Somaliland.

Yusuf waxaa uu ka tirsan yahay masuuliyiinta xisbiga Waddani waxaanu ka soo laabtay safar dibadeed.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>