Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

F.C.Waraabe oo Baaq u diray UNSC

$
0
0
Faysal Cali Waraabe oo Digniin u diray Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay:-
“Digniin ku socota UNSC
Qaadista Cunaqabataynta Hubka ee Soomaaliya waa khalad weyn, waxay keenaysaa waxyeello ka badan tan. Durba maamul goboleedyada ku dhisan qabyaalada ayaa sii kala jabaya, waxaana durbaba ka bilowday isqabqabsiga beelaha 5-ta dowlad goboleed marka laga reebo Gal-mudug.”
May be an image of 2 people, dais and text

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>