Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Dagaal la isu adeegsanayo noocyada kala duwan ee hubka ayaa ka dhex qarxay ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo

$
0
0
Dagaal la isu adeegsanayo noocyada kala duwan ee hubka ayaa ka dhex qarxay saaka ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo sida ay sheegayaan wararka imanaya magaalada Laascaanood.
Lama oga khasaaraha dhabta ee ka dhashay dagaalka bilaabmay subixii hore, aya la isu adeegsaday madaafiic, iyada oo aanay weli ka hadal labada dhinac.
Dagaalka ayaa weli soconaya , waana kii cuslaa muddo bilood ah , sida ay wararka sheegeen maaha dagaal ay si toos labada ciidan isaga hor yimaadeen , laakiin waxa ay is dhaafsanayaan hubka culus .
May be an image of street

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>