Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Nuxurka Khudbada M/weyne Biixi ee Munaasibada 26-ka Juun

$
0
0
Madaxweyne Muuse Biixi, “Ciidamada Amnigeena suga naftooday inoo huraan caruurtooday u agoomeeyan dumarkooda Carmal ka noqda.
Yaa ku qasbay dadka qaar ka mid ah inay u dhintaan , inta kalena ku daawato oo ku qosasho, sidaas miyaynu meel ku gaadhi karnaa? Ictiraaf miyaynu ku heli karnaa?.
Hadii Inanka Yar ee suuqa jooga haduu qof waar joog yidhahdo oo gacanta qabto hooyadii oo ordaysa ayaa dagaalamaysa oo odhanaysa maxaad u qabaneysa? Waar Somaliland sidaa meel ku gaadhi mayno waa in Nabadda meel uga soo wada jeedsana.”………Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
“Culimada waajiba ka saaran inay aqoonsiga dadkooda u raadiyan, Culimada uma sinaan karaan dadkooda iyo dadka cadowga ah ee xaqooda duudsinaya.”
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>