Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28223

Wasiirka Beeraha Oo ka soo Laabtay Safar Shaqo oo uu Ku Soo Tagay Yurub

$
0
0

Wasiirka Beeraha Oo ka soo Laabtay Safar Shaqo oo uu Ku Soo Tagay Yurub

Hargeysa (Qaran news) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo dalka dibeddiisa ku maqnaa, ayaa Maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Wasiirka oo Safar shaqo ugu maqnaa dalalka Yurub qaarkood, ayaa Maanta ka soo degay Garoonka diyaaradaha Hargeysa waxa ku soo dhaweeyay Agaasime-waaxeedyada Wasaaradda Beeraha iyo Masuuliyiin kale.

Wasiirka Cabdiqaadir, ayaa Jamhuuriyadda Jeeg kaga qayb-galay Shir ku saabsan Beeraha, waxaanu shirkaa ka dib u gudbay Dalalka kale ee Yurub.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28223

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>