Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28250

Maxkamadda sare oo gudiga doorashooyinka qoraal diidmo ah dib ugu celisay

$
0
0

Maxkamada sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa gudiga doorashooyinka dib  ugu soo celiyay arji ay hore uga dalbadeenb oo ahaa fasiraad sharci po ahaa sida ay doorashooyinku u soo kala horayn karaan

Maxkamada sare ayaa sheegtay in aan arintaasi ahayn mid u taala maxkamada sare ee ay tahay mid ay leeyihiin gudiga doorashooyinku qoraalka maxkamada ka soo baxayna waxa uu u dhignaa sidani



Viewing all articles
Browse latest Browse all 28250

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>