Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Turkiga oo isu keenaya Hoggaamiyayaasha Isreal iyo Falastiiniyiinta

$
0
0

Turkiga oo isu keenaya Hoggaamiyayaasha Isreal iyo Falastiiniyiinta

Ankara(Qaran news)-Madaxweynaha Turkiga ayaa si kala gaar ah ugu casuumay dalkiisa hoggaamiyeyaasha Falastiin iyo Israa’iil wiiga dambe, sida ay ku warrantay wakaalada wararka ee Turkiga ee Andlou.

Labada hoggaamiye ayaa casuumad rasmi ah ku tegi doonaa dalka Turkiga, waxaanay si kala gaar ah kulan ula yeelan doonaan madaxweynaha Turkiga. Labadan hogaamiye ayuu madaxweynaha Turkigu ka dhagaysan doonaa figradahooda ku saaban arrimaha gobolka ka taagan iyo kuwa caalamig ahba.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>