Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28259

Murrashax Cirro oo Bogaadiyay Guusha Fartoon

$
0
0

Murrashax Cirro oo Bogaadiyay Guusha Fartoon
Hargeysa(Qaran)-Musharraxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa hambalyeeyay guusha Faratoon loogu doortay Guddoomiyaha Wakiillada.

Cabdiraxmaan Cirro qoraal uu soo saaray wuxuu ku yidhi
“ Waxa aan hambalyo & bogaadin u dirayaa Guddoomiyaha cusub ee aqalka Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon oo maanta Xildhibaanada Goluhu ugu codeeyaan in uu noqdo Afhayeenka cusub ee Golahaasi yeesho.

Waxa aan u rejaynayaa isla markaana xasuusinayaa Guddoomiyaha cusub ee la doortay in uu noqdo mid yeesha hoggaaminta uu ballan-qaaday ee dhexdhexaadnimada iyo Gole isku wad-ka leh.”


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28259

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>