Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28249

Ciidanka dab damiska oo ka hor tagay dab qabsan lahaa suuqa tiyaatarka

$
0
0

Hargeysa(Qaran news)-Ciidammada Dabdemiska Hargeysa ayaa maanta heegan ka galay Shoodh ka kacay Transformer ku yaala dhinaca Bari ee Tiyaatarka magaalada Hargeysa.

Tiyaayarkan ayay ku yaalaan Ganacsiyo badan, waxaana shoodhkaasi halis galiyay dhismaha iyo ganacsiyada faraha badan ee ku yaala dhismahaas.

Xilliyadan lagu jiro xagaaga waxaa aad u badan halista dabka gaar ahaan korontada, hadaba muwaadin ka taxadar markastaba khatarta dabka oo ah mid markastaba joogta.

Muwaadin hadii aad la kulanto masiibo dab soo wac lambarka gurmadka degdega ah ee 990 shirkadaha Telesom iyo Somtel 24 ka saac.Hargeysa- Ciidamada Dabdemiska Hargeysa ayaa maanta heegan ka galay Shoodh ka kacay Transformer ku yaala dhinaca Bari ee Tiyaatarka magaalada Hargeysa.

Tiyaayarkan ayay ku yaalaan Ganacsiyo badan, waxaana shoodhkaasi halis galiyay dhismaha iyo ganacsiyada faraha badan ee ku yaala dhismahaas.

Xilliyadan lagu jiro xagaaga waxaa aad u badan halista dabka gaar ahaan korontada, hadaba muwaadin ka taxadar markastaba khatarta dabka oo ah mid markastaba joogta.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28249

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>