Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Dagaal culus oo ka dhex qarxay ciidamada Somaliland iyo Jabhada Gacanlibaax

$
0
0

Dagaal aad u culus ayaa galabta abaara 5 galabninimo ka bilowday aaga Dirinmiro oo magaalada Cadaadlay hawd kaga began waxana dagaslkaasi uu u dhaxeeyaa ciidamada dawladda Somaliland iyo kuwa Jabhadii dhawaan gashay buurta Gacanlibaax.

Ilaa hada lama xaiijin karo khasaaraha soo kala gaadhay labada dhan, waxana ay wararku sheegayaan in dadka reer guuraaga ah iyo wixii shicib ee aagaasi daganaa ay taakulo xoogan siinayaan ciidanka jabhada


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>