Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Dagaalo culus ayaa ka bilaabmay deegaanka Gacanlibaax

$
0
0

Dagaalo culus ayaa laga soo sheegayaa Go’odda yar kuwaasi oo xoogaa
socday sidoo kale dagaal cusub ayaa isna laga soo sheegayaa aaga Go’odda weyn oo isagu sida la xaqiijinaayo hada bilaabmay.

Ma cadda ilaa hada sida uu dagaalkaasi ku bilaabmay waxana warar goobta laga helayaa sheegayaan in dagaaladaasi ku bilaabmeen markii ciidamada dawladu ay isku dayeen in ay u guuraan aag ku dhow buurta Gacanlibaax oo saldhig u ah jabhada dhawaan halkaasi isku urursatay.

Khadka telefoonada ee aagaasi ayaa is jaraaya marka aad garaacdid mar marka qaarkoodna mashquul ayay sheegayaan.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay xaga xukuumadda iyo sidoo kale jabhada Gacanlibaax.

Wixii war ah ee soo kardha halkani kala soco


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>