Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28181

Wasiirka X.Xoolaha oo la Kulmay Masuuliyiin ka Socday Hay’adda EUCAP

$
0
0

Wasiirka X.Xoolaha oo la Kulmay Masuuliyiin ka Socday Hay’adda EUCAP

Hargaysa(Qaran news) Masuuliyiinta Hay’adda EUCAP ayaa kullan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Xananadda Xoolaha iyo Kalluumaysiga Md Siciid Sulub Maxamed oo u weheliyo Agaasimaha waaxda kalluumaysiga Ismaciil Mire.

Waxana kullankan lagaga wada hadlay:-
• Sidii kor loogu qaadi lahaa shuruucda iyo xeerarka Kalluumaysiga ,
• Sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta ciidanka badda iyo Wasaradda si markaasi looga hor-tago Kalluumaysiga sharci daradda ah.

Ugu dambayn saraakiisha sare ee Hay’adda EUCAP waxay Wasiirka gudoonsiiyeen Bilad sharaf taasoo ka turjumaysa wadashaqaynta wanaagsan ee ka dhaxaysa Wasaaradda iyo Hay’adda EUCAP.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28181

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>