Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28171

Qar qaraxii Kulmiye oo bilaabmay xubin mihiim ahaa oo is casilay

$
0
0

“Muuse Biixi ma ahayn inuu mar kale ummadda isu soo sharaxo” Cabdoo Aayir

Berbera(Qaran news)-Badhasaabka Gobolka Todheer, Cabdoo Axmed Aayar ayaa sheegay in madaxweyne Muuse aanu xiligan istaahilin inuu mar kale isu soo sharaxo Madaxweyne.

Cabdoo Ayir wuxuu sheegay in Maxamed Kaahin u qalmo Guddoomiyenimada xisbiga isla markaana loo baahnaa in loogu daro murrashaxnimada Madaxweynaha.

Cabdoo Aayir wuxuu maanta shaaciyay inuu iska casilay xubinimadii KULMIYE kana baxay xisbigaasi.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28171

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>