Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28239

Beesha Garxajis oo taageertay baaqii Habarjeclo kana qaadatay intii khusaysay

$
0
0

Guddida Beesha Garxajis oo soo Dhaweeyay Go’aamadii Ergada

Hargeysa(Qaran news)-Guddida beesha Garxajis ayaa maanta shaaciyay inay aqbaleen go’aankii ergadii beelaha bariga Burco ka soo saareen khilaafkii doorashooyinka.

Sidaasna waxay ku sheegeen shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Hargeysa, waxayna caddeeyeen inay aqbaleen oo ay soo dhaweynayaan go’aamadaasi xalka ah.

Keyse Shugri iyo Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar, ayaa ugu baaqay dhinacyada ay khusaysaa ay fuliyaan go’aankii ergada.

Sidoo kale, waxa ay ergada go’aanka soo saartay u soo jeediyeen inay korjiogteeyaan ciddii u fulin weyda go’aankaas sir iyo caadba.

Waxa Guddida beesha Garxajis ay sheegeen in qaraarkii ergadu uu xsl u noqonayo oo uu dalka ka saari karo khilaafkii doorashooyinka ka dhashay.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28239

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>