Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28264

Mid ka mid ah laba ardaa ee ku diriray Ceel Afweyn oo Xabad Joojin ku Dhawaaqday

$
0
0

Mid ka mid ah laba ardaa ee ku diriray Ceel Afweyn oo Xabad Joojin ku Dhawaaqday

Ceerigaabo(Qaran news)- mid ka mid ah labada beelood ee shaqaaqadu ku dhex martay Ceel Afweyn ayaa sheegay inay ku dhawaaqayaan xabad joojin iskood ay u qaateen.

Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda beesha Habarjeclo ayaa sheegay inay fuliyaan xabad joojintii xukuumaddu ku dhawaaqday waxaanay beesha kale ee ay walaalaha yihiin ugu baaqeen nabad iyo wadahadal in lagu furdaamiyo shaqaaqadii halkaas ka jirtay.

Waxa odayaashaasi sheegeen in xabad joojintu ay horseedayso nabadgelyo buuxda oo lagu soo celiyo deegaanka Ceel afweyn ee ay labada ardaa ee walaalaha ahi wada degan yihiin.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28264

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>