Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28223

Weliba Buraanburkana Habaar bey ku qabtaa. Weli ismey kala bixin Marwo Hana.

$
0
0

Xabiibal Malaaayiin. Tageerayaasha Xisbiga waddani aan Guurguurin. Marba Trainku halku u socdo ayay leedahey waar raaca haka hadhina.

Guusha Xisbiga waddani waa mid shacabka Somaliland oo dhan la rabo.
Iney hogaamiyaan daraf ilaa daraf.

Inta aan la socon ee Trainku ka dhacdey ayay wacyi galineysa. Waa xogogaal siyaasadda Xisbiga Waddani

Weliba Buraanburkana Habaar bey ku qabta. Weli ismey kala bixin Marwo Hana.

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28223

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>