Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28240

Maamulka Khaatumo ayaa qirey in jidhdil lagu sameyey. Maxabiistii ciidanka

$
0
0

Maamulka khaatumo ayaa qirey in jidhdil lagu sameyey. Maxabiistii ciidanka JSL. Waa meel ka dhac weyn.

Waxaana hay’adda ICRC aanu la wadaagney in gabood falo lagu sameyey maxabiista. Runtii waxa dadku sheegayay ayaa cadaaddey.


Maamulka khaatumo inuu qirey hogaanka ugu sareeya waxa sababey in aan la qarin karin in Maxaabiista la jidh diley qaarna la sheegayo in la diley.

Waxa taas dheer, in maxabiista ehelkooda inta telephone loo diro sidii magafa la weydisano dhaqaale.

Gobonimadii reer Sool sheegayeen waxa dilley habdhaqanka ey xakameyn kari waayay ciidankooda maxabiista gacanta ku haya.

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28240

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>