Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Taiwan oo soo Gunaanaday Shir ay ka Qaybgaleen 25 Dal oo Somaliland ku Jirto

$
0
0

Taiwan oo soo Gunaanaday Shir ay ka Qaybgaleen 25 Dal oo Somaliland ku Jirto


Taiwan(Qaran news)- Dalka Taiwan, waxa lagu soo gebogabeeyay Aqoon iswaydaarsi kulmiyey Khuburro ka kala socotay 25 Waddan.

Aqoon iswaydaarsigan oo ku saabsanaa ka faa’idaysiga Tiknoolajiyadda Wax soo-saarka Beeraha iyo sidii Waddamadu isku dhaafsan lahaayeen Aqoonta casriga ah ee wax-soo-saarka, ayaa waxa Somaliland uga qayb-galay Khadar Mawliid Ismaaciil oo ka mid ah Khuburrada Wasaaradda Beeraha.

Gaba-gabadii, aqoon iswaydaarsiga waxaa Khadar halkaa ku soo sagootiyay Safiirka Somaliland u fadhiya Taiwan Ambassador Maxamed Xaaji.
.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>