Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Musharax Ciro Ninka Tageersani Waa Ninka Codka uga raadiya Somaliland

$
0
0

Musharax Ciro Ninka Tageersani Waa Ninka Codka uga raadiya Somaliland oo dhan. Haduu sheegto G36 ee dadka caayo. Waa nin aan Ciro kursi la rabin. Isagana ma metelo.

Xisbiga wadanina Siyaasaddiisu taas maaha.
Xisbiga waddani waa qaran midda, dal midda shacabka Somaliland oo nabadda.

Umaddo dhan buu Ciro codka ka rabaa. Ninkii ka beydha maaha tageere Waddani ah ama musharax Ciro raba inuu hogaanka dalka qabto.

Markaa dhalinyaroy, Musharax Ciro Ninkaan Siyaasadiisa ku shaqeyneyn. Waxaad tidhaahdaan soo beydh. Dalka badbaadintiisu waa isbedelka mustaqabalka Somaliland oo Waddani Hogaaminayo.

■ Dulqaadkii.
■ Tanaasulkii.
■ Ixtiraamkii.
■ Cadaalad iyo Sinaan iyo walaltinimo
■ Siyaasad qorshe leh kuna dhisan midnimo
■ Sessional diplmat and extra-ordinary Leadership for the Somaliland state-house

Musharaxa baanu gelbineyna. Reer Somaliladnow. Fartaaddu waa mihiim. Waayo isbedelka eynu rabno bulsho ahaan ayay u tahey guusha dowladdnimadeena

Jumma Mubarak
Hon-Envoy Abdirizak Diinaari


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>