Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Jabhada buurta Gacanlibaax oo maanta si rasmi ah hubkii u dhigay

$
0
0

Jabhadii buurta Gacanlibaax ayaa maanta hubkii ku wareejisay gudiga beelaha Garxajis.
Ciidamadani oo ah xoogii jabhada ku jirtay buurta Gacanlibaax ayaa wada hadal mudo dhowr todobaad qaatay ayaa ay maanta si rasmi ah ugu qanceen odayada dhaqanka ee beeshooda.

Jabhadani waxa ka dhex muuqda rag aad u culus oo ka mid ahaan jiray jabhadii SNM, kuwaasi oo leh khibrad milatari oo culus.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>