Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28223

Xuska Caalamiga ah ee Dadka Maqalkoodu Xadidan Yahay oo Lagu Qabtay Hargeysa

$
0
0

Xuska Caalamiga ah ee Dadka Maqalkoodu Xadidan Yahay oo Lagu Qabtay Hargeysa

Hargeysa(Qaran news)-Wasaaradda Shaqo-gelinta ayaa maanta qabatay xuska Todobaadka Caalamiga ah ee Dadka Maqalkoodu Xadidan yahay.

waxaana ka soo qayb-galay Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL mudane Eng Cali Cumar Maxamed ( Xoor Xoor), Agaasimaha Guud Wasaaradda Shaqo-gelinta Arimaha Bulshada & Qoyska Axmed Xasan Aw Aadan iyo Wasiir ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha Maxamed Ibraahim Maydhane.

Sidoo kale waxa ka qayb-galay dhamaan daneeyayasha Shaqada ku leh arrimaha dadka naafada ah.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28223

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>