Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28268

Xaafadda Sheekh Cumar oo Yeelatay Jid Laamiya

$
0
0

Xaafadda Sheekh Cumar oo Yeelatay Jid Laamiya

Hargeysa(Qaran news)-Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeysa ayaa ku guuleysatay dhismaha jidka Xaafada Sheekh Cumar.

Waa guulaha iyo midhaha ay gaadhay dowladda hoose ee Hargeysa.

Qaybaha kala duwan ee dadweynaha degan xaafada Sheekh Cumar ayaa si weyn u soo dhaweeyay hirgelinta dhismaha jidkani.

Taariikhda waa markii koowaad ee xaafadani ay yeelato jid laamiya oo isku xidhaya, degmooyinka Gacma-dheere iyo 31‐ka May.

Dadyowga xaafada Sheekh Cumar Carruur iyo Ciroole, aad bay ula dhaceen sida ay ugu hagar baxeen masuuliyiinta dowladda Hoose iyo cidda ay u wakiisheen dhismaheeda.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28268

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>