Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28223

Jabuuti oo Laga Dareemay Dhul Gariir

$
0
0

Jabuuti oo Laga Dareemay Dhul Gariir

Jabuuti(Qaran)-Dalka Jabuuti waxa laga dareemay Dhul-gariir cabirkiisa lagu qiyaasay 4.7, saacadu markii ay ahayd 4:20 subaxnimo sida ay sheegtay Xarunta cabirka dhul-gariirada Maraykanka ee USGS.

Xarunta ayaa intaasi ku dartay in ubucda dhul-gariirkani ay tahay meel 3.5 km waqooyi bari kaga beegan Magaalada Jabuuti.

Qotoda dhul-gariirka ayey xaruntu ku tilmaantay in ay jirto 12 km, balse ma jirto faah-faahin intaas ka badan oo soo baxday.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28223

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>