Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28259

Golaha Wakiillada oo Ansixiyay Soo jeedintii Xildhibaanada reer Awdal

$
0
0

Golaha Wakiillada oo Ansixiyay Isasaarka Doorashooyinka Somaliland

Hargeysa(Qaran)-Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ansixiyay isa saarka doorashooyinka Madaxtooyada iyo Ururrada siyaasadda.

Fadhigii maanta oo uu guddoominayay Guddoomiye Yaasiin Maxamuud Xiir (Fatatoon) waxa goluhu warbixin ja dhegaystay guddidii is waafajinta doorashooyinka ee goluhu hore u saaray, waxaanay guddidaasi golaha u soo jeedisay in la isa saaro labada doorasho iyadoo farsamo ahaan wax lagu daray qoddobada xeerka doorashooyinka.

64 xildhibaan ayaa ogolaaday soo jeedinta isa saarka doorashooyinka, halka 3 Xildhibaanna ay ka aamuseen, waxana diiday 7 Xildhibaan, sidaas ayuu ku meel maray xeerkaasi oo soo afjaray khilaafkii doorashooyinka ee muddada dheer ka taagnaa Somaliland.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28259

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>