Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28250

Faysal Cali Waraabe oo Xukuumadda ugu baaqay in aanay ku mashquulin xaraashka hantida ma guurtada ah

$
0
0

Faysal C.Waraabe oo Xukuumadda ugu baaqay in aanay ku mashquulin xaraashka hantida ma guurtada ah

Hargeysa,(Qaran news)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in xukuumadda looga baahan yahay inay ku mashquusho difaaca dalka iyo u diyaar garowga doorashooyinka.

Guddoomiyaha UCID wuxuu sidaasi ku sheegay farriin uu ku baahiyay twitterkiisa oo uu kaga hadlay iibka xaafada Lineka Bilayska ee xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi u iibisay qaab aan loo tarramin oo ka arradan daahfurnaanta.

Waxaanu u soo jeediyay in aanay ku mashquulin xaraashka hantida ma guurtada.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28250

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>