$ 0 0 Muqdisho-(Qaran-news)-Maydadkan sawirka ka muuqda ayaa xalay ku baryay dhismaha Xarunta UNDP gudaheeda halkaas oo ilaa xalay si weyn loogu ilaalinaayey si maydkooda baadhitaano Xagga DNA-da ah loogu sameeyo. Xafiiska Warqabadka Qarannews Hargeisa