Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Wasiirka Hawlaha Guud oo Magacaabay Guddida Ruqsad Bixinta Shirkadaha Dhismaha

$
0
0

Wasiirka Hawlaha Guud oo Magacaabay Guddida Ruqsad Bixinta Shirkadaha Dhismaha

Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda hawlaha guud, dhulka iyo Guryeynta, Mustafe Maxamuud Cali (Godane) ayaa Magacaabey guddida rugsad-bixinta Shirkaddaha Dhismaha iyo Injineeradda, kuwaas oo ka kooban Shan Xubnood.

Sida uu dhigayo Habraaca Diiwaangalinta Shirkadaha Dhismaha iyo Injineeradda dalka.

Wasiirku waxa uu faray guddida inay sida ugu dhakhsiyaha badan u hawl-galaan, una bilaabaan shaqadda rugsad-bixinta Shirkaddaha Dhismaha iyo Injineeradda,


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>