Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28268

Halkee la mariyaa Dakhliga Shaybaadhka Shidaalka BOT ?

$
0
0

Halkee la mariyaa Dakhliga Shaybaadhka Shidaalka BOT ?

Haamaha Kaydka Shidaalka Qaranka (BOT) Bishii 3 illaa 4 Markab oo Shidaal ah ayaa kusoo xidha Dekedda Berbera celcelis ahaan oo lagu Kaydiyaa, Maraakiibtaa waxa laga qaadaa Adeegga Shaybaadhka Shidaalka qiime Lacageed $50,000 illaa $70,000 Dakhligaasi Miisaaniyadda Qaranka kuma jiro? halkee la mariyaa Lacagtaa adag? 2022 Warbixin Sannadeedka Hantidhawrka Guud ee Qaranka Ha’yadaha Dawladda ee Macaashka sameeya Odorskii Miisaaniyadda Haamaha Shidaalku waxay galeen hoos u dhac ah (deficit) ah 25.6% halkee Dakhliga Shaybaadhka Haamaha Shidaalka Berbera la mariyaa ?

Xog Maxamed Sidiiq .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28268

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>