Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Marwada musharax Cabdiraxmaan Cirro oo la Kulantay Taageereyaasha 31 May

$
0
0

Marwada Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo la Kulmay Taageereyaasha 31 May

 


Hargeysa(Qaran news)-Xaaska Musharraxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI Marwo Farduus Maxamed Rooble ayaa ka qayb gashay xaflad ay soo agaasimeen maamulka iyo taageerayaasha xisbiga ee xaafadda Faluuja ee degmada 31-ka May ee magaalada Hargeysa.

Marwada ayaa dadweynaha soo dhaweeyay ku boorrisay in ay hormuud ka noqdaan isbedelka xisbiga WADDANI doonayo in uu dalka ka hir galo.

Xafladda waxa kala qayb galay agaasimaha Xarunta Dhexe Mudane Cabdiraxmaan Cartan, maamulka xisbiga ee gobolka Maroodijeex, masuuliyiin ka tirsan garabka haweenka iyo madax kale.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>