Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28224

Golaha Guurtida oo loo dhiibay xeerka doorashooyinka

$
0
0

Golaha guurtida Somaliland ayaa saaka loo qaybiyay xeerarkii Doorashooyinka isa saarka ah ee dhawaan golaha wakiilada Somalilnad ansixiyeen.

Guddoomiye Saleebaan ayaa mudanayaasha u sheegay in ay soo akhriyaan xeerarkan.

Golaha ayaa shalay u xidhmay ama hawshiisa u gudan kari waayay kadib markii ay soo xaadiri waayeen xildhibaano badan oo iska maqnaaday isla markaasina ay buuxin waayee


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28224

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>