Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28181

Xoghayaha Ganacsiga ee xisbiga Waddani oo ku Eedeeyay Xukuumadda Muuse Musuq maasuq

$
0
0

Hargeysa (Qaran news)- Xoghayaha Ganacsiga ee xisbiga WADDANI Xamse Khayre ayaa sheegay in maamulka Madaxweyne Muuse Biixi uu astaan u yahay musuqmaasuq iyo bililiqaysiga hantida umnadda.

Sidaasna wuxuu ku sheegay qoraal uu ku baahiyay barta Twitterka, wuxuuna tilmaamay in maamulka Madaxweyne Muuse uu calaamad u yahay musuq iyo boobka hantida qaranka.

Xamse Khayre wuxuu intaas ku daray in biriishka dumay ee Cabad-weyne oo u dhow Berbera uu ka mid ahaa mashaariicda Berbera Coridoor, isla markaana suda qosol ku jabka ah ee uu u dumay tusmaynayso fadeexad.

Wuxuu ku baaqay in foolxumadaas laga qaado tallaabo degdeg ah.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28181

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>